‘’Xisbiyadu Ha Ka Dheeraadan Tartan Qabyaalad Ku Salaysan, Oo Umadda Kala Fogeysa, Oo Tartan Ka Madhan Qabyaalad Oo Salka Ku Haya Siyaasada Barnaamijkooda Umadda’’ Xildhibaan Kijaandhe

Hargaysa 06. July 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Guddida Arrimaha Dibadda ee Golaha Wakiilada Axmed Cabdi Kijaandhe, ayaa ka hadlay Doorashooyinka dhawrka jeer dib u dhacay, iyo saamaynta ay ku yeesheen xidhiidhka Somaliland iyo Beesha Caalamka, waxaanu tilmaamay in dib u dhaca Doorashooyinka ay keeneen inay Beesha Caalamku ka sii fogaadan Somaliland, balse wuxuu rajo wanaagsan ka…

Read More

‘’Marwo Faadumo Siciid May Dul Joogsan Cisbitaalka ay Sheegtay inuu Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Ku Jiro’’ Afhayeenka Madaxtooyadda DAAWO

Hargaysa 06. July 2017 (SDN/QJ):- Afhayeenka Madaxtooyadda Somaliland Xuseen Aadan Cige Dayr ayaa Sheegay in aanu Jirin Xaalad Caafimaad daro oo soo Wajahday Madaxweyne Siilaanyo oo Ku Sugan Dalka Imaaraadka Waxaanu Beeniyey Warar Sheegayay in Xaalada Madaxweynuhu aad u liidato. https://www.youtube.com/watch?v=5JwqhW8dKLY

Read More

Marwo Faadumo Siciid oo Sheegtay in Madaxweyne Siilaanyo Ku Xanuunsanaayo Imaaraadka+ Marwada Madaxweynaha iyo Wasiiradiisa Ku Dhaliishay in ay Boob Ku Hayaan Hantida Umadda DAAWO

Hargaysa 06. July 2017 (SDN/QJ):- Marwada Faadumo Siciid oo ka mid ah Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI oo maanta dalka dib ugu soo laabatay ka dib socdaal ay ugu maqneyd Imaaraadka, ayaa si weyn wasiiro ka mid ah Xukuumadda iyo Marwada Madaxweynaha Somaliland ba ugu dhaliishay in ay qarinayaan Madaxweynaha Somaliland oo ay sheegtay in…

Read More

12 Milyan oo Qof oo Galbeedka Iyo Bariga Africa ku Nool oo Sanad walba Dalalkooda ka Haajira & Tirada ugu Badan oo Caruur ah (Warbixin)

New York 06. July 2017 (SDN/QJ):- Warbixin cusub oo ay soo saartay hay’adda Qaramada Midoobay ee UNICEF ayaa sheegtay in 12 milyan oo qof oo ku nool Galbeedka iyo Badhtamaha Afrika ay sanadkasta ka socdaalaan deegaanadooda.iyadoo in ka badan kala badh tiradaasina ay yihiin carruur. Warbixintu waxa ay sheegaysaa in socdaalka ballaadhan ee dadkaasi uu…

Read More

Xulafada Khaliijka oo Heshay Jawaabtii Qatar iyo Sirdoonka afarta Wadan oo Kulmay

Dubai 06. July 2017 (SDN/QJ):- Dalalka Xulafada Khaliijka ayaa sheegay inay Arbacadii Shalay ahayd in ay heleen jawaab celintii Dawlada Qatar ee waxyaabihii ay ka dalbadeen si loo dhameeyo dhibaatada diblumaasiyadeed ee Gobolkaa ka taagan, isla markaana ay ka jawaabayaan wakhtiga ku habboon. Waxana hadalkoodu ku soo beegmay iyadoo Wasiirada Arimaha Dibada ee Dalalka Xulafada…

Read More

Qatar oo Sheegtay in aan Laga saari karin Golaha Iskaashiga Khaliijka

London 06. July 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Arimaha Dibada ee Dalka Qatar Maxamed Cabdiraxmaan Al-Thani oo Warbaahinta kula hadlay Magaalada London oo uu booqasho ku joogo ayaa waxa uu ku celiyey in Dawladiisu aanay marnaba uga tanaasulayn madaxbanaanideeda si loo dhameeyo xiisada Gobolka ka taagan. Maxamed Al-Thani oo ka hadlayey aqalka Chattem House ee Magaalada London…

Read More

“Dad badani kolay maanta way naxayaan, waxaan ahaa ololeyahan aad uga dhex muuqda xisbiga KULMIYE. Sacabkaygana waxaa laga maqli jiray xaafadaha WADDANI’’ Khadar Jiilaal DAAWO

Hargaysa 06. July 2017 (SDN/QJ):- Khadar Xuseen Jaamac oo ku magac-dheer (Khadar Jiilaal), waxaa uu ka mid yahay dhallinyarada caanka ah ee magaalada Hargeysa, waxaanu caan ku noqday bahda ciyaaraha oo uu muddo dheer ka soo shaqeynayay. Khadar Jiilaal waxa uu ka mid ahaa xisbiyahannada ka qaybqaata ololeyaasha xisbiyada dalka ka jira tan iyo markii…

Read More

7 Qodob oo aynu Si Joogto ah u Samayno Isla Markaana Dhaawac Xun Gaadhsiiya Kalyaheena Iyo Sida aad uga Feejignaan lahayd DAAWO

Hargaysa 06. July 2017 (SDN/QJ):- Kelyuhu Waa Xubin Hal bawle u ah qofka kasta oo Bashar ah Isla markaana qabta Shaqooyin Mucjiso ah. Hadaba waxaa Jira qodobo aynu si joogto ah u samayno oo saamayn xun ku keena Kelyaha lana rabo in la joojiyo hab dhaqankaas. https://www.youtube.com/watch?v=Ql7mkDNyIU0

Read More

Dagaalyahanno Al-Shabaab oo Hadh-cad Weerar ku qaaday Booliska Magaalada Pandanguo ee G/Lamu

Lamu 06. July 2017 (SDN/QJ):- Kooxda Al-Shabaab Dagaalyahanno ka tirsan, ayaa weeraray Saldhig Boolis oo ku yaalla magaalada lagu magacaabo Pandanguo oo ka tirsan gobolka Lamu ee dalka Kenya, waxaanay burburiyeen Qalab Isgaadhsiineed oo kala duwan oo Saldhiggaas yaallay. Warbaahinta Maxaliga ah ee Kenya, ayaa ku warrantay in weerarku ka dhacay magaalada Pandanguo oo ka…

Read More

Ciidamada Xasilinta oo Muqdisho Ku Qabtay Rag Hubeesan Oo Dhibaato Ku Hayay Dadka Shacabka ah

Muqdisho 06. July 2017 (SDN/QJ):- Ciidamada xasilinta magaalada Muqdisho ayaa howlgal ay sameeyeen waxa ay kusoo qabteen gaari nuuciisu yahay Noah ay la socdeen rag hubeesan oo lagu eedeeyay in ay inta badan shacabka magaalada u geesan jireen dhac xoogan. Burcadan ay qabteen ciidamada xasilinta oo gaarayay afar nin ayaa watay biskoolado ay dadka ku…

Read More

Madaxweynaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong Un Maxuu ka yidhi Guusha Tijaabinta Gantaalka Balaastikada ah?

K.Waqooyi 06. July 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Kuuriya oo ka hadlay Guusha Tijaabinta cusub ee Gantaalka Ridada fog. Madaxweynaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong Un ayaa ku sifeeyey gantaalka cusub ee qaaradaha isaga goosha ee nooca Balastikada ah ee ay ku guulaysteen tijaabintiisa inuu yahay hadiyad ay ugu talogaleen Dalka Maraykanka oo ku jira munaasabadii dabaaldega xornimadooda….

Read More

Dowladda Turkey-ga Oo Marakiib Dagaal Oo Hor Leh Sameysanaya, Iyadoo Horay U Heysatay 14 Markab Dagaal!!

Ankara 06. July 2017 (SDN/QJ):- Xukuumada Ankara ayaa qorsheyneysa in ay iyadu dhisato maraakiibta xanbaara diyaaradaha dagaalka ee meelaha fog fog wax ka duqeeya. Rajab Dayib Erdogan madaxweynaha dalkaasi Turkey-ga ayaa waxaa uu sheegey in ay bilaabeen qorshihii ay uga maarmi lahaayeen caawimaada dhinaca difaaca ah ee dibada, isagoona intaa ku daray in ay dowladiisa…

Read More

Wasiir Caddaani oo Sheegay inay Xidhayaan Telefishano Somaliland ka Hawlgala Kuna Margaday Sababta ay Ku Diidan Yihiin in Dalka la Keeno Idaacado Gaar loo Leeyahay DAAWO

Hargaysa 05. July 2017 (SDN/QJ):- Xisbiga Kulmiye Waxa uu dharaarihiisii Mucaaridnimo Cod dheer ku Sheegi Jiray in aanay anfacayn dalka iyo dadkaba Hal Idaacad oo Radio Hargaysa ah oo Dawladu maamusho isagoo Balanqaaday Markii la galayay Doorashadii ay ku hanteen Hogaaminta dalka inay Meel marin doonaan Furashada Idaacado gaar loo leeyahay. Hasa yeeshee Maanta Maalintaas…

Read More

Maxaad Kala Socotaa Dhaq Dhaqaaqyada ka Dhex Socda Komiishanka Doorashooyinka Somaliland ? Iyo Xogwaran Dhinacyo Badan Leh oo uu Bixiyey Gudoomiyaha Guddida Doorashooyinku DAAWO

Hargaysa 05. July 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Komiishanka Doorashooyinka Qaranka Mudane C.qaadir Iimaan Warsame ayaa Xogwaran dhinacyo badan taabanaya waxa uu siiyey Barnaamijka Milicsiga Siyaasiga ee Ka baxa Telefishanka Universal kaas oo uu kaga hadlay Hawlqabadka Guddida Doorashooyinka,Arrimaha u Hirgalay Iyo Caqabadaha Taagan.

Read More

“Xukuumaddu Way Ku Fashilantay Wax Ka Qabashada Adeegyadii ay Bulshada u Haysay.”. Murashax Cabdiraxmaan Cirro DAAWO

Hargaysa 05. July 2017 (SDN/QJ):- Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga WADDANI Dr.Cabdiraxmaan Cirro, ayaa xukuumadda ku eedeeyey in ay ku fashilantay wax ka qabashada adeegyadii ay u haysay bulshada, isaga oo si gaara ugu canaantay in ay wax ka qaban kari weyday sicir-bararka iyo sarifka lacagaha qalaad oo cirka isku shareeray. https://www.youtube.com/watch?v=17t50FVBDLI

Read More

Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland oo Fariin Hanjabaad ah u Diray Somalia Isla Markaana Baaq u Diray Shacabka Gobolada Maroodi Jeex Iyo Togdheer DAAWO

Hargaysa 05. July 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Golaha Guurtida Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Saleebaan Maxamud Aadan ayaa Baaq u diray Shacabka ku nool Gobolada Maroodi Jeex Iyo Togdheer oo uu ka dalbaday inay qaataan Kaadhka Codbixiyeyaasha Doorashooyinka Somaliland oo Maalinta Sabtida ee soo Socota ka Bilaabmaysa labadan Gobol. https://www.youtube.com/watch?v=WA1OfolR_64

Read More

Siyaasiga Abiib Timacad oo Daboolka ka qaaday inuu Ku Biirayo Xisbiga Waddani, Kaalinta uu Ku Leeyahay Gobolka Gebilay & Cida Ku Wehelinaysa Ku Biiristiisa Waddani DAAWO

Hargaysa 05. July 2017 (SDN/QJ):- Siyaasi Abiib Diiriye Nuur oo ku Magac dheer Abiib Timo Cad ayaa si rasmi ah u Shaaciyey inuu la Midoobi doono kuna biiri doono Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani. Abiib-timcad oo la hadlaya taageerayaashiisa wuxuu yidhi, “Taageerayaashayda oo aan badankooda uga waramay arrintan, waxaan haddana u sheegayaa inay sidaas ula…

Read More

Wasaaradda Diinta Iyo Awqaafta Somaliland oo Markii Kowaad Dhaliishay Qaabka uu Sheekh Cabdul Xaq Dadka uga Dabiibo Jinka,Isha Iyo Sixirka DAAWO

Hargaysa 05. July 2017 (SDN/QJ):- Wasaaradda Diinta Iyo Awqaafta Somaliland oo Marar hore sheegtay in habka uu dadka u dabiibo Sheekh Cabdi Xaq aanu dhibaato lahayn Isla markaana aanay ku arag wax Khilaafsan Diinta islaamka ayaa Mar kale Waxay daboolka ka qaaday in dariiqada uu Sheekhani dadka buka ku dabiibayo ay ka hor imanayso Shareecada…

Read More