Masar: Gabadh lagu Xidhay Birta Laydhka Markii lagu Qabtay Ilma-yar oo Xadday
Qaahira 09. July 2017 (SDN/QJ):- Arrin aad u la yaab badan, ayaa waxay ka dhacday magaalada Belbeis-ta Koonfureed ee dalka Masar. Dhacdadan, ayaa cabsi-gelisay Dadka isku daya in ay Ubadka yaryar xadaan waxaana lagu qabtay Xaafad ka mid ah magaaladaas Haweenay isku-dayday in ay xaddo ilma-yar. Waxay Dadkii ku noolaa Xaafaddaasi xaqiijiyeen in ilmaha…
