Isbedelka Ka Falkinta Siyaasadda & Siyaasi Markii Hore Ku adkaa Khaatumo Iyo Soomali weyn oo Yaqiinsaday Halka ay Dantiisu ku Jirto, Si Cadna u Iftiimiyey Cida Khaatumo Dhagaraha u Maleegaysa & Weriye Dhinac ah oo Dagaal ka Muuqdo DAAWO

Minnesota 04. July 2017 (SDN/QJ):- Waa Dabeecada basharka inaanu Taagnaan halkii uu Shalay Taagnaa, Markasta oo ay Aqoontu Korodho Fahamka Garaadka Qofkuna Wuu Kordhayaa,Waayo Ma aha aayad qur’aan ah inuu halkaas taagnaado, hadii uu Shalay u arkayay inay sidan ugu badinayso Wuxuu Maanta is tusay inaanu ka Warwareegin Xaqiiqada hortiisa Taala. Cabdi Aar Cabdi Waa…

Read More

“Ninkii Dhaliishayda ii Sheegaa Laba Goor Mahadsan, Ninka ii Guul-wadeeyaana ma Mahadsana, Ka Wax Run ah igu Taageeraana wuu Mahadsan Yahay, Kii Wax Been ah iga Sheegaana wuu Mahadsan Yahay” Gudoomiye Muuse Biixi Cabdi DAAWO

Hargaysa 04. July 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, ahna murrashaxa madaxtinimo ee xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan ballaadhan oo hadhimo-sharafeed ah ku maamuusay bahda warbaahinta Somaliland. Kulankan hadhimo-sharafeedda ah oo maanta ka dhacay Hutel Maansoor ee magaalada Hargeysa, ayaa waxa ka qaybgalay hoggaanka sare ee xisbiga KULMIYE iyo gebi ahaanba bahda saxaafadda Somaliland oo…

Read More

“Komiishanka Waxaa Leeyahay Waa In Aad Ilko Yeelataan, Waxaan Ka Digaynaa Wasiirada Shaqadoodi Ka Taga Ee Reerahoodii La Ololeenayaa ..,” Gudoomiye Faysal Cali Waraabe DAAWO

Hargaysa 04. July 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Ucid ahna Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbigaas Eng Faysal Cali Waraabe ayaa Komiishanka Doorashooyinka Qaranka u soo jeediyey inay noqdaan kuwo Go’aankoodu hal yahay waxaa kale oo uga digay inay Talaabo ka qaadaan Wasiirada ka tirsan Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ee Shaqadii ay qaranka u hayeen ka tegay una…

Read More

Xukuumadda Oo Sheegtay In Dib Loo Dhigay Shir Khaatumo Iyo Dawladda Uga Furmi Lahaa Burco Iyo Baaq Loo Diray Guddidii Dhinaca Khaatumo ee Wada Hadalka DAAWO

Hargaysa 04. July 2017 (SDN/QJ):- Xukuumadda Somaliland, ayaa sheegtay in dib loo dhigay Shir Magaalada Burco 15-ka bishanuga furmi lahaa Kooxda Khaatumo iyo Dawladda Somaliland. Shir-jaraa’id oo Maanta Wasiirka Arrimaha gudaha Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon) iyo Guddiga Wada-hadallada u qaabilsan Somaliland ku qabteen Magaalada Hargeysa, ayaa waxa kale oo ay kaga hadleen Hadallo dhaawici kara…

Read More

Wasiirka Waxbarashadda Somaliland oo Nidar Ku Maray in aanay Joojinayn Shuruucda ay u Dejiyeen La Dagaalka Qishka Imtixaanka Shahaadiga ah Iyo Walaac ay ka Muujiyeen Tayada ardayda Somaliland DAAWO

Hargaysa 04. July 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Waxbarashadda Iyo Tacliinta Sare Mudane C.laahi Ibraahin Habane oo uu Weheliyo Gudoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka Daa’uud Axmed Faarax oo Warbaahinta la Hadlay ayaa Sheegay in Wasaaradda Waxbarashadu aanay ka Laaban Doonin Shuruucda adag ee ay kula dagaalamayso Qishka Imtixaanaadka iyadoo Talaabo adag laga qaadayo Cid kasta oo ku…

Read More

Qiimaha Sarrifka Dollarka, Ayaa Halkii Ugu Sareysay Ka Maraya Suuqyada Somaliland & Xal La’aanta Xukuumadda!!!

Hargaysa 04. July 2017 (SDN/QJ):- Sicir-bararka Lacagta Dollarka oo Shantii Bilood ee u dambeeyay Maalinba Maalinta ka dambaysa kor u sii kacayey, ayaa Toddobaadkan gaadhay in Qofku marka uu Dollarka sito Boqolka Dollar loogu sarrifo 920,000 kun oo Shilinka Somaliland, halka marka Qofku Shilinka sito Boqolka Dollar lagaga iibinayey Lacag gaadhaysa 9,45000 oo Shilin, laakiin…

Read More

Xukuumadda Somaliland oo Ka Hadashay Degmo Ka Tirsan Gobolka Taleex oo Maamul Goboleedka Punt Land u Magacaabay Degmo DAAWO

Taleex 04. July 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Gobolka Xaysimo Cadirashiid Maxamed Axmed Oo Shir Jaraa’id Ku Qabtay Magaladda Taleex Ee Xarunta U ah Gobolkaasi Ayaa Ka Hadlay Faro galin ay Puntland Ku Hayso Deegaano Ka Tirsan Somaliland. Badhasaabka oo warbaahinta qaranka la hadlayay waxa uu sheegay in deegaanka Shaxda oo 5-km gudaha ugu jira xuduuda Somaliland…

Read More

Guddida Daba galka & Baadhistii Xasuuqii Siyaad Bare ka Gaystay Deegaanada Somaliland oo Soo Bandhigay Tirada uu Taliskaasi Gumaaday DAAWO

Hargaysa 04. July 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha guddida daba-galka iyo baadhista xasuuqii  Jamhuuriyadda Somaliland, Khadar Axmed Like, ayaa shaaca ka qaaday in rijiimkii  Siyaad Bare uu xasuuq u geystay 60-kun oo qof oo muwaadiniin reer Somaliland ah, kuwaasi oo dhammaantood ahaa dad rayid ah oo aan waxba galabsan. Guddoomiyuhu waxa uu xusay in dhacdadii ugu layaabka…

Read More

Wasiirka Duulista Somaliland oo Si Xog-oggaalnimo Darro ah uga Hadlay Heshiis Muran Badan Dhaliyey oo Xukuumaddu Sheegtay in ay La Soo Gadhay Dawladda Imaaraadka

Dubai 04. July 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka wasaaradda Duulista iyo Hawada Somaliland Md.Farxaan Aadan Heybe ayaa si aan hubsiimo iyo xog-oggaalnimo badani ka muuqan uga hadlay heshiis muran badan dhaliyey oo Xukuumadda Somaliland la gashay dawladda Imaaraadka kaasi oo lagu sheegay in lagu dhisi doono Madaar labaad oo laga sameynaayo magaalada Berbera. Wasiirka oo hadalkan ku…

Read More

Komishanka Doorashooyinka Oo Burco Tababbar Uga Furay Hawl-wadanneeda Kaadh-qaybinta & Xubno la Dhaariyey DAAWO

Burco 04. July 2017 (SDN/QJ):-Komiishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland, ayaa Shalay Magaalada Burco Tababbar uga furay Hawl-wadeennada qaybinaya Kaadhadhka Cod-bixinta Doorashada Madaxtooyada. Qaybinta Kaadhadhka Cod-bixiyeyaasha Doorashada ayaa haddii Alle yidhaahdo 8-da bishan Juulaay si wada jir ah uga bilaabmaya Gobollada Togdheer iyo Maroodi-jeex, kuwaasi oo noqonaya labadii Gobol ee ku xiga Awdal, Saaxil iyo Xeebaha Sanaag…

Read More

Suldaan Cismaan Suldaan Cali Suldaan Madar oo Baaq Nabaddeed u Direy Beelaha Walaalaha ee Degmada Ceel-Afweyn oo Mar Kale Dirir Ka Soo Cusboonaatay DAAWO

Hargaysa 04. July 2017 (SDN/QJ):- Suldaan Cismaan Suldaan Cali Suldaan Madar, ayaa baaq nabaddeed u direy dirir mar kale ka soo cusboonaatay beelaha walaalaha ah ee dega deegaanka Ceel-Afweyn ee Gobalka Sanaag, waxaana uu sida oo kale uu fariin ku aadan qaadashada kaadhka codbixinta Doorashada uu u direy shacabka ku dhaqan deegaanada gobalka Togdheer oo…

Read More

Abwaan C.risaaq Jaylaani oo Ka Sheekeeyay Qisada ay Ku Timid Heesta Naafada Caashaqa DAAWO

Hargaysa 04. July 2017 (SDN/QJ):- Abwaan Cabdirisaaq Xaamud Caydiid (JAYLAANI) ayaa waxa uu ka sheekeeyay qisada ay Ku timi Heesta “NAAFADA CAASHAQA” oo uu ku luuqeeyo Fanaanka codka Macaan ee Mursal Muuse Cumar. Abwaan Jaylaani ayaa waxa uu uga waramay Idaacada Codka Mareykanka ee VOA-da, waxaanay Shabakada Wararka ee Qurbejoog u soo gudbinaysaa macaamiisheeda ku…

Read More

Raysal-wasaare Ku-xigeenka Somalia oo Guddoomiyey Shir lagaga Tashaday Maaraynta Deeqo Soomaaliya Soo gaadhay DAAWO

Muqdisho 04. July 2017 (SDN/QJ):- Raysal-wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa guddoomiyey Shir lagaga wada-tashaday Deeqo la xidhiidha Gurmadka Abaaraha oo Soomaaliya qaar ka tirsan Dalalka Caalamka ka soo gaadhay, gaar ahaan waddamada Turkiga iyo Indunuusiya. Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Gargaarka iyo Maaraynta Masiibooyinka Dabeeciga ah ee Soomaaliya Cumar Cilmi…

Read More

Qaybtii 3aad: Goosha Libaaxa Iyo Qaabka ay u Difaacdo Caga Baruuryadeeda, Iyada Oo Dhibaato La Maraysa & Xiisaha Ku Lamaan DAAWO

Botswana 04. July 2017 (SDN/QJ):- Okavango Delta ee dalka Botaswana, waaa goob ay ku nool yihiin duur joogta kala ceynka ah,meeshaan waxaa ku noolaan jiray 30 sanno ka hor 450,000 oo Libaaxyo ah, kuwaasi oo isugu jira Aar iyo Goolba, laakiin wixii xiligaan ka danbeeya waa ay sii dabar go’ayaan oo waxaa ku nool qiyaastii…

Read More