Akhriso Heshiis ay wada gaareen Wasaarada Arimaha Gudaha iyo Maamulka Galmudug
Caddaado 08. April 2017 (SDN/QJ):-Waxaa shalay magaalada Cadaado ee xarunta Maamulka Galmudug gaaray Wasiirka arrimaha gudaha iyo Federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Juxa ay wehliyaan Xildhibaano katirsan labada Aqal iyo masuuliyiin kale . Wasiirka Arimaha Gudaha iyo masuuliyiinta kale ee la socatay ayaa kulamo saacado badan la qaatay maamulka Galmudug, waxa ayna ugu dambeyn ku guuleesteen…
