Guddid Wanaag Farista Somaliland Oo Si Adag Uga Hadley Urur Diimeed Hargaysa Lagaga Dhawaaqay DAAWO

Hargaysa 09. April 2017 (SDN/QJ):- Iyada oo ahayd 5-tii Bishan April oo ku beegnayd maalintii Arbacada ayaa waxa caasimadda Hargeysa ee Somaliland lagaga dhawaaqey koox wadaado qaar ka mid ahi macallimiin ka yihiin Jaamacadaha Hargeysa iyo Beder ay la baxeen in ay taageersan yihiin urur diimeed laga dhawaaqey gudaha magaalada Hargeysa. Waxa sidoo kale isla…

Read More

Xuska SNM Oo Hargeysa Lagu Qabtay Iyo Mujaahid Siciid Shukri Xuseen Oo Ka Warramay Qorshaha Saryan Muusiyam DAAWO

Hargaysa 09. April 2017 (SDN/QJ):- 36 guurada ka soo wareegtay markii la aasaasay ururkii dhaqdhaqaaqa Soomaaliyeed ee SNM ee sanadkii 1981-kii ayaa shalay laga xusay magaalada Hargeysa. Mujaahidiin door weyn ku lahaa halganka, qaar ka mid ah golaha wasiirrada iyo qaybaha bulshada ayaa ka qayb galay munaasibada oo lagu qabtay xarunta Saryan Museum ee Hargeysa,…

Read More

Wasiir Cukuse oo shir Caafimaadka ah kaga qayb galay UGANDA iyo Dhakhaatiir Sucuudiyaan Ah Oo Somaliland U Yimi Caafimaad Qabka Xoolaha DAAWO

Hargaysa 09. April 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka wasaaradda Xannaanada Xoolaha Somaliland Mr.Cukuse iyo saraakiil wasaaraddiisa ah ayaa dalka UGANDA kaga qayb galay shir lagagaga hadlayey caafimaadka Xoolaha Somalida, kaasoo ay ka soo qayb galeen Dhakhaatiir ka kala socotay Dawladdo iyo Hay’addaha ku shaqada leh Xoolaha Dhinaca kale, wefti ka socda wasaaradda Xanaanada xoolaha iyo Beeraha ee…

Read More

Urur Diimeedkii Isku Magacaabay Al-Saadicuun Bil-Xaq Oo Hargeysa Ka Hillaacay, Hal Todobaad Gudihii Lagaga Wada Dhawaaqay Hargeysa, Muqdisho, Garoowe Iyo Gaalkacayo Iyo Halista Kooxdan DAAWO

Hargaysa 09. April 2017 (SDN/QJ):- Kadib markii waddanka Masar 2-dii Bishan April oo ahayd wiiggii hore si rasmi ah looga shaaciyey Urur Diimeedka cusub ee Al-saadicuun Bil-Xaq waxa mar kali ah hanqalka la soo kacay kooxo ururkan ku abtirsada oo is gaabinayay kuwaasi oo qaarkood si cad daaha uga qaadeen taageeradooda iyo sida ay ula…

Read More

“Sida Uu Xisbigu U Fikirayaa Waxa Weeye Olole Nadiif Ah Oo Uu Reer Somaliland Codkooda Marti Uga Yahay”

Hargaysa 09. April 2017 (SDN/QJ):- Madaxa ololaha ee xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Aqoonyahan Xamse Cabdiraxmaan Kheyre ayaa ka hadlay natiijada kasoo baxday  shir hawleed ay kooxda ololaha ee xisbigaasi muddo lix maalmood ah u qabteen laamaha kala duwan ee WADDANI, shirkaasi oo  dib-u-eegis looggu sameynaayey barnaamijka olalaha doorashada Madaxtooyada Somaliland ee Xisbiga WADDANI. Shirkan…

Read More

Su,aashii Ugu Adkeed Oo La Weydiiyey Faysal Cali Waraabe .. ” Hadii Xukuumadu Wasiir Ku Magacowdo Wasaaradee Baad Dooran Laheyd’’ DAAWO

Hargaysa 09. April 2017 (SDN/QJ):- Ardeyda jaamacada Hargeysa ayaa waxaa ay su,aashii ugu adkeyd ay weydiisay gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe.   Ardey ka mid ah ardeydaasi ayaa waxaa uu Faysal weydiiyey hadii ay xukuumada Siilanyo tidhaahdo wasiir baan kuu magacaabeynaa wasaarada uu dooran lahaa Muddane Faysal ayaa su,,aashi aad uga…

Read More

Xukuumadda Somaliland Oo Qarka U Saaran In Ay lumineysa Mashruuca Dhismaha Waddooyinka Ee Hay’adda GIZ Oo Lacagta Ku Jirtaa Tahay $10,000

Hargaysa 09. April 2017 (SDN/QJ):- Dawladda Somaliland ayaa u muuqata inay luminayso mashruuc hay’adda GIZ u hayso dhismaha wadooynka, kaasoo la hadal hayo inaanay illaa hadda hay’adda wadooyinka Somaliland ka faa’iidaysan, halka saddex mashruuc oo kale oo ay hay’addaasi gacanta ku hayso qaybo ka mid ahi ka bilaabmeen. Mashruuca hay’adda GIZ u hayso wadooyinka Somaliland…

Read More

“Habar-jeclo Iyo Suber Awal Taariikh Guun Ah Ayaa Ka Dhaxaysa Inanka Yar Ee Hadlayna Rag Siyaasiyiin Ah Ayaa Ka Danbeeyey Oo Waan…” Boqor Buur-madow

Hargaysa 09. April 2017 (SDN/QJ):- Boqor Cismaan Aw-maxamuud Buur-madow oo ka mid ah madax dhaqmeedka Dalka ayaa markii ugu horaysay ka hadlay xidhiidhka Iskaashi ee ka dhaxeeya Beelaha Siilaanyo iyo Muuse Biixi waxa uu sidoo kale ka hadlay nin boqor Sheegtay oo hadalo xanafleh warbaahinta mariyey. Boqor Buur-madow ugu horayn waxa uu shegay in beelaha…

Read More

Raysal Wasaare Ku Xigeenka Somalia oo Xilkii Kala Wareegay Raysal Wasaare Ku Xigeenkii Hore ee Somalia DAAWO

Muqdisho 09. April 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Magaaladda Muqdisho Xilkii Kula Kala Wareegay Raysal Wasaare Ku Xigeenka Cusub ee Xukuumadda Somalia. Waxa uu Raysal Wasaarihii Hore ee Somalia kana Mid ah Xildhibaanada aqalka Hoose Maxamed Cumar Carte ka sheekeeyay Waxqabadkii Xukuumadii uu ka Tirsanaa. Waxaana Hadalkiisii Ka Mid ahaa “Waxa aan u mahadcelinayaa ugu horreyn shaaqalaha…

Read More

Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani oo Dhaq Dhaqaaqyo Xoogan ka Wada Gobolka Gebilay DAAWO

Gebilay 09. April 2017 (SDN/QJ):- Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa uu mudooyinkii ugu danbeeyey uu dhaq dhaqaaqii ugu cuslaa uu ka bilaabey gobalka Gabilay . Xisbiga ayaa isku baahiyey dhamaan degmooyinka gobalkaasi isla markaana waxaa uu xisbigu hada u muuqdaa mid hantiyey quluubka shacabiga reer Gabilay. Gobalkan Gabilay ayaa waxaa inta badan la…

Read More

Gaadhi Cajiib ah oo Guri Ka Sameeysan Oo La Soo Saaray Iyo Sida Dunida Oo Idil Loogu Kala Iibsanaayo ! DAAWO

Berlin 09. April 2017 (SDN/QJ):- Shirkad laga leeyahay dalka Germany ayaa la soo baxday qorshe cusub ka dib markii ay soo saartay Gaari guri ka sameeysan kaas oo gudihiisa uu sii dhex gali karo Gaari kale oo yar . Shirkadaan oo lagu magacaabo Volkner Mopil ayaa waxa ay ka dhisan tahay magaalada Wuppertal ee dalka…

Read More

Boob Baahsan oo loo Gastay Qunsuliyadda Dowlada Soomaaliya ku leedahay Magaalada Karachi

Karachi 09. April 2017 (SDN/QJ):- Wararka ka imaanaya dalka Pakistan ayaa sheegaya in kooxo burcad ah habeenkii xalay dhac baahsan u geesteen xarunta Qunsuliyadda dowlada Soomaaliya ku leedahay magaalada Karachi. Rag burcad ah oo tiradoodu lagu sheegay 7-nin ayaa gudaha u galay xarunta Qunsuliyada, waxa ayna halkaasi ka qaateen Computerro , Telfoono qaali ah, Qalab…

Read More

Ururka Daryeelka Xayawaanka Lagu Tacadiyo  Oo Hargeysa Kusoo Bandhigay Dameer Nabarro Culusi Ka Muuqdaan Iyo Ninkii Watay Oo Xabsiga La Dhigay DAAWO

Hargaysa 09. April 2017 (SDN/QJ):- Ururka Daryeelka mayeedhaanka gaar ahaanna dameeraha ee magaciisa markala soo gaabiyo loo yaqaano SOWS oo fadhigiisu yahay magaallada Hargeysa ayaa soo bandhigay tacadiyo naxdin leh  oo loo geystay dameerro ay dadkii ku shaqaysan jireen dhibaateeyeen. Guddoomiyaha ururkan Dr. Cali Xasan Xirsi oo  Magaallada ku soo bandhigay tacadiyo kadhan  ah dameeraha…

Read More

Hooyo Dhashay 11 Caruura Oo U Baahan In La Caawiyo Kana Warantay Xaaladeeda Nololeed DAAWO

Boorama 09. April 2017 (SDN/QJ):- Hooyo xasna waa hooyo danyara oo ku nool magaalada boon ee Gobolkaasi salal hooyadaasi ayaa dhashay 11 caruura waxa ayna ka mid ahayd dadkii sanadkii Hore 2016 ay saamaysay Abaartii gobolka awdal iyada oo ku noolayd deegaanka cabdulqaadir hooyadaasi ayaa mar aanu kula kulanay degmada boon waxa ay fariin qiiro…

Read More

Madaxweynihii Hore ee Somalia Xasan Sheekh Maxamuud oo Codsi gaar ah u diray Dowlada Maraykanka

Ankara 09. April 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay amar uu dhawaan bixiyay Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump, amarkaa uu ku fasaxay in la weeraro xarumaha Al Shabaab ee kuyaala Soomaaliya Waxa uu ka codsaday Xasan Sheekh Maxamuud Dowlada Mareykanka in ay feejignaan dheeri ah ka yeeshaan weerarada ka…

Read More

Gabadh Sanado Keyn kula Nooleyd Raxan Daanyeero ah oo la soo helay, iyadoo leh..SAWIRO

Delhi 09. April 2017 (SDN/QJ):- Ciidanka Booliska India ayaa soo helay gabar yar oo daanyeero la noolayd muddo dhowr sano ah ka dib markii ay ka luntay qoyskeeda muddo dheerna la baadi goobayey.   Gabadha oo da’deedu u dhaxayso 8-10 ayaa sheekadeedu waxay qabsatay baraha bulshada iyo warbaahinta caalamka, waxaana maalmo ka hor laga helay…

Read More

Dood Adag Oo Ka Dhalatay Nin Ciqaab Adag Mariyay Xaaskiisa Oo Samaysatay Facebook Ay Ka Basaasto

Qaahira 09. April 2017 (SDN/QJ):- Nin u dhashay dalka Masar, ayaa muddo saddex maalmood ah jidh-dilayey xaaskiisa, aakhirkiina guri ku qufulay, kadib markii uu ogaaday in ay samaysatay facebook, kaasoo ay ugu talogashay inay ka basaasto si ay u ogaato inuu haween kale la sheekaysto. Nin magaciisu yahay Mustafa Rafaat oo xaaskiisa hore ugu diiday…

Read More

Murankii Ugu Adkaa oo Soo Kala Shax galay Dowladaha Mareykanka iyo Ruushka & Eedaymo la Isu Jeediyay

Washington 09. April 2017 (SDN/QJ):- Dowladaha Mareykanka iyo Ruushka ayaa mar kale waxaa soo kala dhax galay xiisad siyaasadeed oo ka dhashay Weerar culus ay Dowlada Mareykanka ku qaaday saldhigyo ay leeyihiin Ciidamada dowlada Siiriya . Saraakiil katirsan dowlada Maraykan ah ayaa sheegay in 59 gantaal oo ah nooca Toma-hawk laga soo riday markab ciidanka…

Read More