Suuriya : Magaca Dhabta Ah Ee Duuliyihii Waday Diyaaradii Gumaadka Ka Geysatay Magaalada Khan Sheikhan !
Dimishiq 07. April 2017 (SDN/QJ):- Run ahaantii waxa ka taagan Dalka Suuriya dhibaatooyin aad u badan oo soo socday muddo 6 sano ah, kuwaasi oo ay dad aad u tiro badani ku naf waayeen, kuwana dhaawacyo iyo barakac ka soo gaadhay. Arrin aad u naxdin badan oo murrugo xambaarsan ayey noqotay in duqaymaha dhinaca Cirka…
