Heshiiskii Dhawr Todobaad ka Hor ay wada Saxeexeen Labada Madaxweyne ee Somalia Iyo Kenya oo Durba buray
Nairobi 05. April 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Dawlada Federaalka Somalia Maxamed C.laahi Farmaajo ayaa Socdaal uu Bishii dhamaatay ee March ku tegay Magaaladda Nairobi waxa uu la Saxeexday Dhigiisa Kenya Uhuru Kenyata Heshiis dhigayay in Diyaaradaha ka soo duula Madaarka Aadan Cade ee Muqdisho ay Toos uga degaan Madaarka Nairobi halkii ay Markii hore ku sii…
