Xildhibaan Ka Digay In Wada-hadallada Khaatumo Laga Soo Saarin Go’aamo Waxyeelo Ku Ah Somaliland

Hargaysa 29. March 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaan Maxamed Maxamuud Yaasiin (Dheeg) oo ka mid ah Mudaneyaasha Golaha Guurtida Somaliland, ayaa ka hadlay Qaabka Warbaahintu u tabiso Wada-hadallada u dhexeeya Dawladda Somaliland iyo Kooxda Khaatumo. Xildhibaanku wuxuu sheegay in Wada-hadallada socdaa ay u dhexeeyaan Dawladda Somaliland iyo qayb ka mid ah Beelaha Somaliland dega oo Saluugsan Saamiga…

Read More

Guddidii Sixir Bararka Iyo Go’aamadii Madaxwayne Siilaanyo Oo Madhalays Noqdey+Adeegyada Shirkadaha Oo Sidoodii Ku Socda Iyo Fulin La’aanta Xukumada

Hargaysa 29. March 2017 (SDN/QJ):- Guddidii madaxwaynaha Somaliland u magacaabay Sixir bararka ayaa noqday kuwo magac u yaal ah aan wax ay qabtaan haba yaraatee aan jirin, iyada oo dhanka kale go’aamadii Madaxwayne Siilaanyo Wareegtada ku soo saarey in Shirkadah E,Dahab iyo Zaadku adeegooda ka saaraan wixii ka yar 100$ doolar ay waxba kama jiraan…

Read More

Madaxweynihii hore ee Somalia oo Qoraal Xasaasi ah ku Soo Bandhigay Xaalada Siyaasadeed ee Somalia Xili uu Kursiga ka sii Maqnaa Mudo Bil Ku dhow Akhri

Ankara 29. March 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynihii hore ee Somalia Xasan Shiikh Maxamuud oo hadda ku sugan dalka Turkiga ayaa soo diray maqaal uu ka qoray xaalada Somalia ee xiligan kaasoo uu ugu magac daray (Soomaaliyey i Maqal).   Maqaalkan oo ka hadlay aragtida Xasan Shiikh ee ku aadan xalada siyaasadeed ee dalka ayaa waxa uu…

Read More

Khasaaraha Xiliyada Roobabka ee Dooxyada soo Rogmada Iyo Dareewalada Gaadiidka oo Baafinaya Wasiirka Hawlaha Guud Cali Mareexaan

Hargaysa 29. March 2017 (SDN/QJ):- Xilliiyada ay curtain roobabka gu’da iyo dayrta, waxa bilaabma khasaare isugu jira naf iyo maal oo ka dhasha dooxyada dalka ee soo rogmada oo la tahli waayay in loo sameeyo dhawr Biriij oo laga dhiso dooxyada halista ah si loo badbaadiyo nafo badan oo ku haligma dooxyadaas. Waxaanay bulshada iyo…

Read More

Hargaysa:Nidaamka Liisan bixinta Dawladda Dhexe iyo Dawladdaha Hoose Oo Khilaaf Ka Dhex Abuuray Ganacsatada Somaliland

Hargaysa 29. March 2017 (SDN/QJ):- Dacwado kala duwan ayaa ka taagan ganacsatada Somaliland dhexdeeda, kuwaas oo ka dhashay Nidaamka Liisan bixinta ee dawladda Dhexe iyo Dawladdaha Hoose oo aan kala xadaysnayn iyo qaar ka mid ah masuuliyiinta xilalka haya oo Magac-dheeg ku samaynaya shirkaddaha hore u jiray qaarkood. Nidaamka Liisan bixinta ayaa ah mid aan…

Read More

Magaalo Ka Mid ah Magaalooyinka Somaliland oo Laga Dhigay Mudaharaad ka Dhan ah Qorshe Xukuumadu wado

Oodweyne 29. March 2017 (SDN/QJ):- Mid ka mid ah Deeganaada Somaliland ayaa sida wararka halkaasi naga soo gaadhayaan ay sheegayaan in uu ka dhacay Mudaharaad aad u balaadhan. Mudaharaadkani oo ay dhigeen dadwaynaha ku dhaqan Magaalada Oodwayne ee xarunta gobolka Daad madheedh ayaa ujeedadiisu daarnayd diidmo ay ku muujinayeen in aanay ogolayn in deeganaadaasi laga…

Read More

Siyaasi Reer Burco Ah Oo Wasiir Maxamuud Xaashi Ku Eedeeyey In Uu Hantidii Umadda Ku Bixiyey Ammaantiisa DAAWO

Burco 29. March 2017 (SDN/QJ):- Siyaasi Saleebaan Ibraahim oo ka mid ah siyaasiyiinta ku nool Degmada Burco ee gobolka Togdheer oo warfidiyeenada kula hadlayey gudaha magaalada Hargeysa ayaa eedo cul-culus u soo jeediyey wasiirka madaxtooyada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi,waxaana uu sheegey in wasiirku uu hantidii umadda ku bixiyey sidii loo ammaani lahaa. Geesta kale Siyaasi…

Read More

Webigii Dhiiga & Dhimashada iyo Yaxaasyada Adduunka ugu waa weyn oo qabsaday !! DAAWO

Hargaysa 29. March 2017 (SDN/QJ):- Webi isku xira dhul balaaran oo u dhaxeeya wadamada Kenya iyo Tanzania ayaa waxaa loo qiray inuu yahay Wabiga ugu halista badan Caalamka halkaas oo ay qabsadeen Yaxaasyo aad u waa weeyn .   Wabigaan ayaa waxaa lagu magacaabaa The Mara River , waxaana maalin kaste iskaga kala goosha Lo´duureedka…

Read More

Calooshood U Shaqaysteyaal Reer Somaliland Ah Oo Bilo Gudahood Ku Dareemay Caddaal-Darrada Xamar Taalla

Muqdisho 29. March 2017 (SDN/QJ):- Mudaneyaal kasoo jeeda Somaliland oo dhawaan xilal ka helay Baarlamaanka dawladda Soomaalilya, ayaa waqti horeba dareemay caddaalad-darrada iyo dhibaatada halkaas taalla, waxana iyaga oo adkaysan kari la’ ay warbaahinta soo mariyeen calaacal iyo tawaawac ay u direen ra’isal wasaaraha dhawaan la magacaabay oo ay sheegeen inay xukuumadda uu soo dhisay…

Read More

Nuxurka Xogwaran uu Bixiyey Gudoomiyaha Fulinta ee Hay’adda Al Huda & Waxqabadka ay Dalka Ka Hirgalisay

Hargaysa 29. March 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Fulinta ee Hay’adda Waddaniga ah ee Al Huda oo Ka Jirta Somaliland Sh. Cabdi Nasir Iid Maxamed ayaa Sharaxaad ka Bixiyey Waxqabadka Hay’adan Mudadii ay Jirtay. Sheekh Cabdinaasir Iid Maxamed ayaa Xogwaran dhinacyo badan leh Wuxuu Siiyay Barnaamijka Ku dayo Muwaadinkaaga Danta guud waxa weyn ka soo qabtay Rubuc…

Read More

Ra’iisul Wasaare Somalia Xasan Kheyre oo booqday deegaanka Garas-Baaleey ee duleedka Muqdisho

Muqdisho 29. March 2017 (SDN/QJ):- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre oo uu weheliyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa kormeer ku tagay deegaanka Garas Baaleey ee duleedka Muqdisho, halkaasoo ay ku nool yihiin qaar ka mid ah dadkii ka soo barakacay gobollada dalka ee ay abaaruhu saameeyeen. Mudane…

Read More

Soomaaliya: Koox Taabcsan DAACISH Oo Sheegay Inay Hawl-gal Khaarajin Ah Ka Fuliyeen Muqdisho

Muqdisho 29. March 2017 (SDN/QJ):- Kooxda Daacish ayaa markii ugu horeysay sheegatay in ay sarkaal ka tirsan nabad-sugida ku dishay magaalada Muqdisho, kaddib war ay ku shaaciyeen wakaalad wararka u faafisa. Ilaa iyo hadda ma jiro war ka madaxbanaan sheegashada Daacish ama ka soo baxay dowladda federaalka oo ka hadlay sarkaalka sarkaalka ka tirsanaa nabad-sugida,…

Read More

Talyaaniga oo Badbaadiyey 1200 Oo Tahriibayaal ah iyo Maxkamad Masar ku taal oo Xukuntay 56 Tahriibiye

Roma 29. March 2017 (SDN/QJ):- Ciidammada ilaalada Xeebaha dalka Taliyaaniga iyo Maraakiib ay wataan Ururro aan dawli ahayn, ayaa sheegay in Badwaynta Mediterranean-ka ay ka badbaadiyeen 1,200 oo Tahriibiyaal ah Axaddii toddobaadkan. Dadkan Tahriibayaasha ah, ayaa Doomo yaryar ka raacay Xeebaha dalka Liibiya, Doonyahaas oo Looxaan ka samaysnaa, ayaa la sheegay in mid kasta oo…

Read More

Booliiska Dubai oo Gawaadhida Dunida ugu qaalisan Soo Bandhiga & Isla markaana dhigay Talaabo aan Weli la qaadin SAWIRO

Dubai 29. March 2017 (SDN/QJ):- Booliiska wadanka isku taga Imaaraatka Carabta gaar ahaan kuwa magaalada Dubai oo looga bartay inay ku howl galaan gawaarida qaaliga ah ayaa markaan waxeey jabiyeen iskoor cusub . Booliiska magaalada Dubai ayaa waxaa loo qeeybiyay oo farta laga saaray nuuc cusub oo gawaarida Dunida ugu qaalisan ah waliba ugu dhaqsiyaha…

Read More

Mas’uuliyiinta Axsaabta Qaranka Oo Ka Hadley Dareenkooda Ku Dhawaaqista Tirada Codbiyeyaasha Doorashooyinka Dalka

Hargaysa 28. March 2017 (SDN/QJ):- Xisbiyada Qaranka Somaliland oo maatna goob joog ka ahaa goobtii lagu soo bandhigayey tirada dadkii isku diwaan geliyey Doorashooyinka Somaliladn ayaa waxa ay ka hadleen dareenkooda iyo sida ay arrintaasi u arkaan. Ugu horreyn ayaa waxaa mikirifoonka qabsadey oo ka hadley xog-haye ku xigeenka guud ee xisbiga Mucaaridka ah ee…

Read More

Goob Joogayaal ka Xog Waramay Sidii Dooxa Aw Barkhadle u Qaaday Laba Hablood oo Walaalo ah oo Gaadhi Watay & Sababta Keentay in La Badbaadin Waayo Labadaas Dumar ah DAAWO

Hargaysa 28. March 2017 (SDN/QJ):-Raxmaadkii Eebbe oo si rasmi ah uga curtey deegaanada Marooji Jeex ayaa Doraad sababay in Dooxa Degmada Aw-Barkhadle uu qaado isla markaana ay ku naf waayaan laba Hablood oo Walaalo ah kuwaasi oo gaadhigii ay wateen uu qaaday Dooxaasi. Hadaba Dadkii Deegaanka ee goob jooga u ahaa markii uu Daadku qaadayay…

Read More

Komiishanka Doorashooyinka Qaranka oo Shaaca Ka Qaaday Liiska Hor dhaca ah ee Codbixiyeyaasha Iska Diiwaangeliyay Somaliland DAAWO

Hargaysa 28. March 2017 (SDN/QJ):-Gudida doorashoyinka Somaliland ayaa waxaa ay si rasmi ah maanta ugu dhawaaqeen liiska hor dhaca ah ee cod bixiyaasha isku diwaan galiyey guud ahaan dalka. Guddida oo shirjaraa’id ku qabtey gudaha magaalada Hargeysa ayaa ku dhawaaqye natiijada Gobol kasta Iska Diiwaangelisay iyo Maalinta la Bilaabayo Qaybinta Kaadhadhka Codbixiyeyaasha. https://www.youtube.com/watch?v=IThR1kB_B2c

Read More