Sababtii Keentay bur burka Diyaarad siday Ciyaartoy kasoo jeeda dalka Brazil oo la shaaciyay

Colombia 02. December 2016 (SDN/QJ):- Baaritaano horu dhac ah oo lagu sameeyay sababta keentay shilkii diyaaradeed ee ka dhacay dalka Colombia kuna dhinteen dad gaaraya 76 qof ay ku jiraan ciyaartoy badan ayaa la ogaaday in ay ka dhalatay shidaal la’aan diyaarada lasoo daristay.   War kasoo baxay Dowlada Colombia ayaa lagu sheegay in baaritaano…

Read More

Muran ka jira xulista ergada Kursiga uu ku Tartamayo Xildhibaan Daahir Amin Jeesow

Jawhar 02. December 2016 (SDN/QJ):- Waxaa soo baxaya muran ka taagan xulista ergada mid kamid ah kuraasta Aqalka Hoose ee lagu tartamayo magaalada Jowhar xarunta maamul goboleedka Hirshabeelle. Qaar ka mid ah oday dhaqameedyo iyo waxgarad ka soo jeeda labada gobol Sh/dhexe iyo Hiiraan ayaa ka hadlay in sadbursi iyo awood sheegasho uu ka jiro…

Read More

Joogitaanka Maxamed Cumar Carte ee Muqdisho Waa Aargudasho Siyaasadeed & Sida uu Beeshiisa uga Kala Sad buriyey Kuraasta Baarlamanka Somalia

Muqdisho 01. December 2016 (SDN/QJ):- Raysal Wasaare Ku Xigeenka Somalia ayaa Mudooyinkii u danbeeyay Ku Mashquulsanaa Kala Xulista Xubnaha Beesha uu dhalasho ahaan ka soo jeedo u Metelaya Baarlamanka Somalia. Siyaasi Maxamed Cumar Carte oo ka aargoosanaaya Beesha Cabdalle-Sacad, isagoo ka aargudanaaya Bali’gubadlle wixii ka dhacay1990 ilaa 1991 iyo wax yaalo kale oo ka horeeyay waxaanu si cadaana…

Read More

Komiishanka Oo Shaaciyey In Dalka La Keenay Qalabka Lagu Farsameeyo Kaadhadhka Cod-bixinta Doorashooyinka

Hargaysa 01. December 2016 (SDN/QJ):-Komiishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland, ayaa Dalka keenay Qayb ka mid ah Qalabka lagu farsamaynayo Kaadhadhka Cod-bixinta Doorashooyinka soo socda ee Somaliland. Sidaana waxa Shaaciyey Guddoomiyaha Guddida Doorashooyinka Qaranka Eng. Cabdiqaadir Iimaan Warsame oo isaga iyo Xubnaha Guddidaasi Maanta Shir-jaraa’id ku qabteen Magaalada Hargeysa. “Maanta waxa hortiina yaalla qayb ka mid ah…

Read More

Xiisad ka Dhalatay Doorashada oo ka Taagan Baydhaba,Maxaa Ka Jira Musuq Maasuq in lagu Sameeyay Doorashada Aqalka Hoose? DHAGAYSO

Baydhaba 01. December 2016 (SDN/QJ):-Xaaladda magaalada Baydhaba ee gobolka Baay ayaa kacsaneyd 24-kii saac ee la soo dhaafay, kadib markii xiisad ay ka dhalatay doorashada Aqalka Hoose. Waxaa jira eedeymo ku saabsan musuq maasuq la sheegay in lagu sameeyay doorashada Aqalka Hoose ee baarlamanka Somalia ee Baydhaba ka socoto. Siyaasiga Aadan Saransoor ayaa ka mid…

Read More

Cali Khaliif Oo Ka Hadlay Lacag Ganacsato Reer Jabuuti Ahi Ugu Soo Dhiibeen Gurmadka Abaaraha

Buuhoodle 01. December 2016 (SDN/QJ):- Dr. Cali Khaliif Galaydh oo ku Magacaaban Hoggaamiyaha Kooxda la baxday Khaatumo, ayaa Shalay Guddida Abaaraha ee deegaanka Buuhoodle ku wareejiyey Deeq Lacageed oo Ganacsato reer Jabuuti ahi kaga qayb-qaadanayaan Gurmadka Abaaraha ee ka jira Gobollada bariga Somaliland. Cali Khaliif oo dhawaan ka soo laabtay Safar uu ku tagay Dalka Jabuuti,…

Read More

Guddida Diwaangelinta Ururrada Siyaasadda Oo Bilaabaya Dacwad U Dhaxaysa Garabyada WADDANI

Hargaysa 01. December 2016 (SDN/QJ):-Guddida Diwaangelinta Ururrada siyaasadda iyo Ansixinta Axsaabta Qaranka Somaliland, ayaa bilaabaya Dhegaysiga Dacwad u dhexeysa Garabyada Xisbiga WADDANI ee ay kala hoggaamiyaan Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) iyo Axmed Muumin Seed. Ilo-wareedyo Xog-ogaal ah, ayaa Wargeyska Himilo u sheegay in Guddida Diwaangelinta Ururrada Siyaasaddu Khamiista Maanta ah u yeedheen Looyarrada u doodaya…

Read More

Milicsiga Khudbadii Daahir Rayaale Kaahin ee 3 June 2010 oo uu Kaga Hadlay heerka uu Marayo Xidhiidhka Somaliland la Leedahay Caalamka

Hargaysa 01. December 2016 (SDN/QJ):-Wargeyska Geeska Afrika, wuxuu  akhristayaashiisa halkan ugu  soo gudbinaynaa  qayb ka mid ah khudbad uu Madaxweynihii hore Daahir Rayaale jeediyay 3 June 2010 oo ahayd maalmihii ololihii doorashada madaxtooyada ee lagaga guulaystay. Qaybtan wuxuu kaga hadlayaa siyaasadiisii dibadda, waxaanu shacabka wakhtigaas u sheegayay inuu ku guulaystay inay Somaliland safiiro iyo wakiilo…

Read More

Liiska 31 Xubnood oo Reer Somaliland ah oo u Tartamaya 11 Kursi oo Aqalka Sare ee Barlamanka Somalia ah

Muqdisho 01. December 2016 (SDN/QJ):-Dawladda Somaliya ayaa baahisay 31 xubnood oo dhalasho ahaan ka soo jeeda Somaliland, balse iyagoo aaminsan mabda’a federaalka ka qayb galaya tartanka doorashada aqalka sare ee baarlamaanka Somaliya. Tartamayaashan ayaa waxaan ku jirin liiska gobalka Sool, waxaana 31-ka ruux laga doonayaa inay ka soo dhex baxaan 11 xubnood, ka dib marka…

Read More

“Siciid Sulub Isagoon Ahayn Wasiirka Arrimaha Gudaha Ayuu 2009-kii Yidhi, Annagaa Amarnay In Booliisku Rasaas Ku Ridaan Siilaanyo……..” Xinif

Hargaysa 01. December 2016 (SDN/QJ):-Xisbiga Muxaafidka ah ee KULMIYE, ayaa ka jawaabay eedaymo tiro-beel ah oo Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI u jeediyeen Madaxweyne Axmed-Siilaanyo oo khudbad ka jeediyay kulan Beesha Gaashaan-buur Axmed Faarax ku muujiyeen Taageeradooda Xisbiga KULMIYE iyo Musharraxa Madaxweynaha ee Xisbigaasi Muuse Biixi Cabdi. Xisbiga KULMIYE waxa kale oo uu ka hadlay…

Read More

Qiimaha Sarifka Dollarka oo Suuqyada Somaliland ka Maraya Heerkii u Sareeyay & Saamaynta Nolosha Mujtamaca

Hargaysa 01. December 2016 (SDN/QJ):- Qiimaha sarifka dollarka, ayaa gaadhay halkii u saraysay, waxaanu suuqyada caasimadda Hargeysa halkii dollar ka marayaa (8,000SL/SH), waana qiimihii u sareeyay ee la arko dollarka oo gaadhay. Si rasmi ah looma garanayo sababta wakhtigan kicisay sarifka dollarka, waxase uu kor u kaca sarrifku saamayn ku yeeshay quutal daruuriga maceeshada oo…

Read More

Prof Cabdisalaan Yaasiin oo ka Digay Cawaaqibka ka dhalan kara Siyaasada Qabiilaysan ee Somaliland

Hargaysa 01. December 2016 (SDN/QJ):- Prof: Cabdisalaan Yaasiin, oo ka mid ah Madasha Wadatashiga, ayaa ka hadlay Shirkii ka dhacay Magaalada Burco, ee uu Madaxweynuhu ka qayb galay, waxaanu tilmaamay in Shirkan oo lagaga hadlay arimo Qabiil, aanay u haboonayn, waxaanu sheegay in Xisbiga Kulmiye iyo Xukuumadduba ay dibadda soo dhigeen Qabyaalada. Prof: Cabdisalaan Yaasiin,…

Read More

‘’Somaliland Cid u Talisa ayay u Baahan Tahay ee Cid u Abtirisa uma Baahna, Umana baahna in Loo Miiq Siibo Sida Basasha’’ Dardaarankii Madaxweynihii Hore ee Somaliland Daahir Rayaale Kaahin

Hargaysa 30. November 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynihii hore ee Somaliland Daahir Rayaale Kaahin, ayaa wakhtigii uu mucaaradkiisa ugu adag ahaa Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo oo hoggaaminayay xisbiga KULMIYE, wuxuu hal u hays u lahaa in Somaliland u baahantahay cid u talisa ee aanay u baahnayn cid u abtirisa.   Madaxweyne Rayaale hadalkaas wuxuu ula jeeday xisbiyadii…

Read More

‘’Kolba Ninka ay Madaxweynaha Ilmaadeerka Yihiin ayaa Awoodii Qaranka Sida uu Doono ugu Takri-falaya,Mas’uuliyiinta Berberina Reernimo ayay ku Diideen Maareeyaha oo Ciise Muuse ayaanu Nahay ayay Yidhaahdeen’’ Wasiirka Biyaha Somaliland DAAWO

Hargaysa 30. November 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaarada Biyaha Somaliland Baashe Cali Jaamac Oo Warbaahinta Kula Hadley Xafiiskiisa Ayaa Waxaa Uu Qirey Inuu Shaqo Ka Joojin Ku Sameeyey Agaamisaha Guud Wasaarada . Wasiirku Waxaa Kale oo uu Soo Bandhigay Fadeexado Lidi ku ah Nidaamka iyo Kala danbaynta Maamul oo ay ku Kacayaan Mas’uuliyiin La Hayb ah…

Read More

Taliyihii Hore ee Ciidamadii Xooga Dalka Somalia General Maxamed Nuur Galaal & Xogwaran Xiiso badan oo uu Hargaysa ku Bixiyey DAAWO

Hargaysa 30. November 2016 (SDN/QJ):- Taliyihii Hore ee Ciidamada Xooga Dalka Somalia ee Taliska Siyaad Bare General Maxamed Nuur Galaal oo Mudooyinkii u Danbeeyay Socdaal aragtiyo kala duwan laga bixiyey Ku Joogay Caasimada Somaliland ee Hargaysa ayaa si faahfaahsan uga Hadlay Sooyaalkiisii Nololeed,Kii Waxbarasho iyo Shaqooyinkiisii uu Ciidamada ka soo qabtay Wuxuu kaga hadlay Barnaamijka…

Read More

Gabadha Ugu Darajadda Sareysa Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Oo Ka Warbixisay Sida Ay Darajadda Ku Kasbatay DAAWO

Muqdisho 30. November 2016 (SDN/QJ):- Faadumo Xasan Maxamed, waa askariyada ugu darajada sareysa ciidanka booliska Soomaaliya, ayaa si mug iyo miisaanle uga warantay sidii ay ku heshay darajada.   Marwo Faadumo iyada oo arrimahaasi ka hadleysa waxaa ay tidhi “Anoo yar ayaan booliska galey shaqo kale oo aan qabtana iskumaan dayin imikana maba rabo” Dhanka…

Read More

Taxanihii Qisaska Nolosha Iyo Tusmadii Xusuus Qor Dhakhtar-Ilkood ‘Iyadoo Indho La’a oo Dhego La’a Hadana Ku Qanacsan Nolosheeda”’ Kala Soco Qurbejoog DAAWO

Hargaysa 30. November 2016 (SDN/QJ):- Waa Qormadii Taxanaha ahayd ee Xusuus Dhakhtar Ilkood oo ay inoo Soo diyaariso Drs Hibaaq C.raxmaan Buubaal oo ah Dhakhtarad Aqoon durugsan u leh Xanuunada Ilkaha kana Shaqaysa Magaalada Hargaysa. Waxay Taxanahan inoogu soo bandhigaysaa Khibrad ay ka heshay Mudadii ay ka shaqaynaysay Mihnada dhakhtarnimo,Waxaana si Joogto ah Taxanahan idiinku…

Read More