Beesha Caalamka oo Madaxweyne Xasan Sheekh ka Codsatay Inuu Isku Dhiibo Ciidamada AMISOM si dalka loo badbaadiyo Amase inuu Qaato Go’aan Odhanaya……
Muqdisho 29. November 2016 (SDN/QJ):- Warar hoose oo Warbaahintu ka heshay Madaxtooyada Soomaaliya ayaa waxaa ay sheegayan in Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Waqtigiisa Dhamaday uu kulan leyeshey Wakiilo ka socda Beesha Calamka iyagoo ka wadahadalay,arimaha Doorashooyinka. Ilo ku dhow dhow Xafiiska Madaxweynaha Somalia Xassan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Madaxweynaha uu kulan qaatay in…
