“Adiga Oo Sita Calankii KULMIYE, Waxba Kama Sheegi Kartid Ka WADDANI Digniintaaduna Qiimo Ma Leh” Gudoomiye Cirro DAAWO
Laascaanood, 23 August, 2016-(SDN/QJ): – Guddoomiyaha xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ahna Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilahi Cirro ayaa waxaa uu luuqaddii ugu adkeyd ugu jawaabey guddoomiyaha gobalka Sool Mustafe Shiine oo dhawaan Madaxweynuhu u badalay Guddoomiyaha Gobolka Awdal Ka dib Markii Badhasaabku uu madashii daahfurka diiwaangalinta gobalka Sool ku dhaliilay xisbiga…
