Xarunta Xuquuqal Insaanku waxay walaac ka qabta dacwadaha dadka rayidka ahi dhinaca ka yihiin ee ay qaado maxkamadda ciidanku
Hargaysa, 23 August, 2016-(SDN/QJ): – Xarunta Xuquuqal Insaanku waxay dawladda Somaliland ugu baaqaysaa inay joojiso dacwadaha ka dhanka ah dadka rayidka ah ee ay qaado maxkamadda ciidanku. Waxa hada ka socota Hargeysa dacwad ciqaab ah oo ay dhegaysanayso maxkamadda derejada koowaad ee ciidanka iyada oo ay eedaysanayaal ka yihiin Maxamed Amiin Jibriil oo ah…
