Maxaa Keenay In Madaxwayne Siilaanyo wakhtigan Booqdo Gobolada Berriga Somaliland?
Laascaanood 21.Aug 2016 (SDN/QJ):- Madaxwaynaha Jamhuuriyada Somaliland Axmed Siilaanyo iyo wafti uu hogaaminayo ayaa Socdaal Mudo Laba Cisho ah ku Gaadhay Xarunta Gobolka Sool ee Laascaanood. Madaxwayne Siilaanyo, waxaa uu kulamo kala duwan la qaatay madaxda dhaqan ee Gobolka Sool kuwaasi oo in muddo ah ka cabanayay habka saami qaybsiga ee dawladnimada Somaliland. Madaxwaynuhu, waxaa…
