|

Ceel Biyood Cusub oo Lagu Soo Kordhiyey Ceelasha ay Biyaha Ka Cabto Magaaladda Berbera ee Fara Deero DAAWO

Berbera 24. May 2017 (SDN/QJ):- Maamulka Gobolka Saaxil,Ka Degmadda Berbera oo ay Weheliyaan Maareeyaha Wakaaladda Biyaha ee Berbera iyo Xubin ka socotay Ururka Xayaad Foundation ayaa Xadhiga Ka Jaray Ceel cusub oo laga Hirgaliyey Deegaanka Fara Deero oo Magaaladda Berbera ay Biyaha ka hesho.

Comments are closed