Hargaysa 05. August 2017 (SDN/QJ):-Gudoomiyaha Xisbiga Waddani ahna Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbigaas Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi ayaa Cadeeyay in aanay Jirin haba yaraatee Cid ku Marti qaaday Dood loo samaynayay Murashixiinta Sadexda Xisbi waxaanu Xusay inay Dooda qaban karaan Hay’ado Warbaahineed Sida Tv-yada Balse ay Doodan soo qaban qaabisay Wasaaradda Waxbarashadda Somaliland oo ka mid ah Laamaha dawlada ee Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo.
Dooda waxaa Qaban Kara Hay’ado Warbaahineed Sida Tv-yo Laakiin Wasaaradda Waxbarashadu waa Hay’ad dawladeed
