Hargaysa 05. August 2017 (SDN/QJ):-Prof C/salaan Yaasiin Gabay Xadi ayaa Sheegay In Xisbiga Waddani uu Ka Cudur daartay Dood ay Isaga hor imanayeen Murashixiinta Madaxweyne ee Sadexda Xisbi Qaran Taas oo lagaga Hadlayay Waxa uga Meel yaal Qaabka ay Doorashadu u dhacayso.
https://www.youtube.com/watch?v=UyIhC73_e_I
