Hargaysa 11,May 2016 (SDN/QJ):- Gudiga qabanqaabada 18 May ayaa Kormeeray Taliska Birjeex si ay indhahooda ugu soo arkaan heerka diyaargarowga Ciidamada
Ciidamada kala Duwan ee Somaliland oo isu diyaarinaya Xuska 18 May iyo Dareenka Mas’uuliyiinta DAAWO
