|

Ciidamadda Booliska ee Gobolka Saaxil oo Laba Jiho Loo Kala Diray & Go’aamo adag oo ka soo Yeedhay Taliska Booliska ee Gobolkaas DAAWO

Berbera 09. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Taliska Qaybta Booliska ee Gobolka Saaxil oo uu Weheliyo Taliyaha Ciidanka Nabadgalyada Wadooyinka iyo Saraakiil Kale oo Warbaahinta Kula Hadlay Magaalada Berbera ayaa Sheegay inay Ciidamo u Kala Direen Bariga Iyo Galbeedka Gobolka Saaxil.

Comments are closed