|

Siyaasi Ismaaciil Hurre Buubaa oo Gudoomiye Muuse Biixi ku Eedeeyay inuu Rabo Sidii uu Dushooda Kubad ugu Ciyaari lahaa Shacabka Abaarta la Ildaran,Isla Markaana Iftiimiyey Dariiq ay Isaga Iyo Muuse Ku Kala Baydheen DAAWO

Hargaysa 09. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Siyaasi Ismaaciil Hure Buubaa oo ka mid ah Saraakiisha Sare ee Xisbiga Waddani ayaa dhaleecayn u soo jeediyey Gudoomiyaha iyo Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi.

Comments are closed