|

Ciidanka Booliska Somaliland Maxay kaga Qayb qaateen Xuskii Munaasibada 18 May? DAAWO

Hargaysa 19. May 2017 (SDN/QJ):- Ciidamada Booliska Somaliland oo fulinaya Amarkii Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland ee Ku wajahnaa Sidii Xuska Munaasibada 18 May Loo samayn lahaa Dhir beeris iyo Qaadhaan Ururin ayaa waxay ka fuliyeen qaar ka mid ah Xarumaha Ciidanka Booliska ee Caasimadda Hargaysa.

Comments are closed