Hargaysa 17. October 2017 (SDN/QJ):- Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Sareeye Guuto C.laahi Fadal Iimaan ayaa Sheegay in Heegan buuxa la Geliyey Ciidamadda Booliska Somaliland waxaanu Fariin adag u diray Xisbiyada Qaranka Iyo Taageerayaashooda Waxaanu hadalkan ka sheegay Xili Tababar loo soo Xidhayay Xubno Ka Tirsan Ciidanka.
Ciidanka Booliska Somaliland oo Heegan Buuxa la Geliyey iyo Taliyaha Ciidanka Booliska oo Fariin u diray Xisbiyada Siyaasadda DAAWO
