Hargaysa 17. October 2017 (SDN/QJ):- Boqor Cismaan aw Maxamud Buur Madow ayaa si adag ula hadlay Salaadiinta Beelaha Garxajis oo uu sheegay inay socdaal ku marayaan Gobolada Awdal iyo Sool.
Buur Madow ayaa difaacay Shirkii Burco ay ku wada yeesheen Salaadiinta Beesha Subeer awal ee Ku saabsanaa Sidii loo dhisi lahaa Murashaxa Madaxweyne ee Xisbiga Kulmiye.
https://www.youtube.com/watch?v=k7fF8UwuEZI
