|

Cisbitaalka Guud ee Magaaladda Hargaysa oo Ku Guulaystay Qalliin aad u Khatar Badan oo Aan Hore Loo Samayn DAAWO

Hargaysa 04. June 2017 (SDN/QJ):- Dhakhaatiirta ka hawl gasha Cisbitaalka Guud ee Magaaladda Hargaysa ayaa Ku Guulaystay Qalliin ay ku Sameeyeen Wiil ay Madaxa Xabadi kaga dhacday.

Comments are closed