|

Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland iyo Wefti uu Hogaaminayo oo Gaadhay Deegaanka Dhumay DAAWO

Laascaanood 04. June 2017 (SDN/QJ):- Wefti ballaadhan oo uu hogaaminayo Wasiirka wasaarada Arrimaha gudaha JSL Md: Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiin (faratoon) ayaa Gaadhay Deegaanka Dhumay ee Koonfurta Gobolka Sool.

Comments are closed