Laascaanood 14.July 2016 (SDN/QJ):- Wasiirada Wasaaradaha Waxbarashada C.laahi Ibraahin Habane iyo Caafimaadka Dr Saleebaan Ciise Axmed Xaglo Toosiye ayaa Magaalada Laascaanood Waxay Tababar Mudo Todoba Bilood ah u Socday u Soo Gabo gabeeyeen Hawl wadeeno ka tirsan Wasaaradaha Caafimaadka,Waxbarashada iyo Qorshaynta Qaranka.
Cisbitaalkii Weynaa ee Laascaanood oo la dhisayo iyo Laba Wasiir oo ka Hadlay Waxqabadka Xukuumadu ka wado Gobolka Sool DAAWO
