|

Colonel Tuke Oo Xasuuqii Gabiley Ku Eedaysan Oo Telefeeshinka Caalamiga ah ee CNN Uu Dabo Gal Ku Sameyay Isagoo Ka Shaqaynaaya Madaarka Dulles International ee ku yaal Washington DC DAAWO

TukeeWashington, 3 June, 2016-(SDN/QJ): – Colonel Yuusuf Cabdi Cali oo Ku Magac dheer “Tuke” Isla markaana xasuuq ba-an ka gaystay Gobolka Gabilay xiligii dawladdii Keli taliye Maxamed Siyaad Barre, ayaa markale ka soo muuqday War-baahinta caalamka kadib markii Telefeeshinka sida weyn adduunka looga daawado ee CNN, uu ka soo helay isagoo ka shaqaynaya oo waar diye ka ah ( Airport Guard) madaarka Dulles International ee ku yaal Washington DC.
Ka dib shaqadii ayaa laga joojiyay markii Muuq baahiyaha CNN-tu badka soo dhigay wixii uu ka gaystay Somaliland.
War-bixintan oo siweyn Telefeeshinku ugu hawl galay una soo shaqeeyay Hoos Ka DAAWO

Comments are closed