|

Daawo:- Boqorka Beelaha Gabooye Oo Ka Hadlay Nin Ku Qabsaday Astaantiisa iyo Shaqaaqadii Banka Qool-cadey

Hargeysa, 4,5,2016 (QJ/SDN) –  Boqorka guud ee beelaha Gabooye ayaa ka hadlay dad uu sheegay in ay ku qabsadeen Astaan uu isagu yidhi aniga ayay hidde ii tahay taasi oo ah koofi wayn oo uu madax saarto iyo shaqaaqadii dhawaan ka dhacday Banka Qool-caday ee degmada Sallaxley.

Comments are closed