|

Daawo:- ‘’Cali Guray Maaha Guddoomiye, Tallaabo ayaana laga qaadi doonnaa’’ Faysal Cali Waraabe

Hargeysa (QJ/SDN) – Faysal Cali Waraabe guddoomiyaha xisbiga UCID ayaa ka jawaabay hadalo kasoo yeedhay Muj.Cali Guray oo ah guddoomiye ku xigeenka xisbigaasi, isagoona Faysal Cali Waraabe sheegay in aanu Cali Guray ahayn Guddoomiiye.

 

Comments are closed