|

(DAAWO) Ciyaarta oo dhameystiran Barzil Iyo Uruguay oo Isku Nafbaxay u Soo Bixdda Koobka Aduunka 2018.(Jaahuur)

untitledPernambuco Stadium-Mar-27-2016(SDN/QJ) Saaxiibayaal qubanaheena ciyaaraha waxaynu ku iftiimineynaa is reeb-reebka koobka kubadda cagta ee aduunka 2018 oo si xasaasi ah ugu socda Waqooyiga Ameerika.

Haddaba ciyaar aad loo sugayey ayaa waxa isku hirdiyey xulka Brazil iyo xulka Uruguay daawo waxay kala macaasheen.

W/Q Jaahuur

SDN/QJ

jjaahuur@Hotmail.com

Comments are closed