|

Daawo:- Jamaal Cali Xuseen Oo Muuse Biixi Eedeeyay, Madaxweyne Siilaanyo-na Bogaadiyay

Hargeysa, 4,5,2016 (QJ/SDN) – Jamaal Cali Xuseen Murashaxa xilka madaxtinimo ee xisbiga UCID ayaa guddoomiyaha xisbiga KULMIYE ku eedeeyay In uu ku xad-gudbay xeerka diiwaangelinta, isagoona sheegay in uu astaanti xisbiga Kulmiye ku dhex isticmaalay goobaha diiwaangelinta, sidoo kalena Jamaal Cali Xuseen waxa uu madaxweyne Siilaanyo ku bogaadiyay in uu xilka mar danbe diiday in uu isku soo sharraxo.

Muuqaalka Warkan halkan hoose ka daawo.

Comments are closed