|

Daawo:- Madaxweynaha DDSI Oo Xadhiga Ka Jaray Biyo Xidheen Cusub oo Ku yaala Koonfurta Jigjiga

Jigjiga, 29,4,2016 (QJ/SDN) – Madaxweynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa xadhiga kajaray mashruucii biyo xidheenka qabalaha waaji ee Degmada koonfurta jigjiga  ee dhawaan ladhagax dhigay.

Hadaba madaxwaynaha ayaa waxaa booqashadan xadhig kajarka ah ku wehelinayay marti sharafka khaaska ah ee Madaxwaynaha dawlada deegaanka Canfarta Mudane Xaaji Siyon oo khibrad kaqaadasho u yimid deegaanka, Afhayeenka Golaha Xildhibaanda DDSI ahna Gudoomiyaha XDSHSI mudane Maxamedrashiid Isaaq madaxwayne kuxigeenada DDSI, Golaha kabineega, Maamulada Gobolada iyo degmooyinka iyo waliba marti sharaf kale.

Muuqaalka Warkan Halkan Hoose Ka Daawo:

Comments are closed