|

Aqoon Yahano Somaliland ah oo Shir Kaga Qayb Galay Dalka Turkiga Oo Ka Waramay Wixii Looga Hadlay Shirkaasi DAAWO

Hargaysa,29 April,2016(SDN/QJ):- Aqoonyahano ka soo Kala Jeeda dalalka Somaliland iyo Somalia ayaa dhawaan Shir ku yeeshay Dalka Turkiga .
Xubnaha dhanka Somaliland ka Socday ayaa iftiimiyay waxyaabihii Shirkaas lagaga hadlay

Comments are closed