|

DAAWO: Magaalada Hargeysa Oo Lagu Qabtay Xuska Sanad Guuradii 32’aad Ee Geeridii Mujaahid Maxamed Mooge

Hargeysa (QJ/SDN) – Waxa magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland lagu qabtay xus loogu baroordiiqayo sanad guuradii 32’aad ee kasoo wareegatay geeridii Mujaahid Maxamed Mooge Liibaan.

Comments are closed