|

DAAWO: Wefti Wasiiro Ah Oo Gobolka Sool U Tagay Xallinta Shaqaaqadii halkaasi Ka Dhacday

Laascaanood,6,6,2016 (QJ/SDN) – Xubno ka tirsan golaha wasiirada Somaliland ayaa maanta gaadhay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka sool yagoona Halkaasi u tagay xallinta shaqaaqadii halkaasi ka dhacay.

Comments are closed