|

Daawo:- Mujaahid Cali Guray Oo Shaaca Ka Qaaday In Jamaal Cali Xuseen Yahay Murashaxa Rasmiga Ee Xisbiga UCID

Hargeysa (GM) – Mujaahid Cali Yuusuf (Cali Guray) iyo Masuuliyiin kale oo xisbiga UCID ka tirsan ayaa shir jaraa’id Oo Ay Maanta Magaalada Hargeysa ku qabteen waxay ku shaaciyeen in Jamaal Cali Xuseen yahay murashaxa xisbiga UCID ee rasmiga ah

Comments are closed