|

SAWIRRO: Daruuro Dul Hoganaaya Magaalada Hargeysa

Hargeysa (QJ/SDN) – Iyadoo dhaawanahanba ay abaaruhu yihiin kuwa ugu hadal haynta badan guud ahaan deegaanada Soomaalida, ayaa waxaan sidoo kale circa sare lagu arkin wax daruur ah oo muujinaysa san-saan roobeed, balse maanta magaalada Hargeysa ayaa waxa dul hogganaayo daruuro tiro badan, kuwaasi oo u muuqda in ay hoori doonaan haddii alle yidhaahdo.

Raxmaadlka Allaah ayay dhammaan shacabka Somaliland ka wada dhul sugayaan, iyadoo wakhtigii ALLAAH looga bartay raxmaadkiisa aynu ku jirno.

Haddaba Halkan hoose ka daawo sawirro aanu kasoo qaadnay daruuraha dul hoganaaya magaalada Hargeysa.

102_6288102_6290102_6289102_6291102_6292102_6294102_6296102_6288102_6289102_6290102_6291102_6292102_6293102_6294102_6295102_6296

Comments are closed