|

Daawo:- Murashax Jamaal Cali Xuseen Oo Wax Lagu Qoslo Ku Tilmaamay Xilka Qaadistii Cali Guray

Hargeysa, 11,4,2016 (QJ/SDN) – Jamaal Cali Xuseen Murashaxa jagada murashaxnimo ee Xisbiga UCID ayaa wax lagu qoslo ku tilmaamay xil ka qaadistii guddoomiye Cali Guray, isagoona sheegay in aanu xisbiga UCID ahayn wax uu shakhsi kaligii iska leeyahay

Comments are closed