|

Daawo:- Musharaxa Madaxwayne Ee Xisbiga WADDANI Oo Markale Cirro U Soo Jeediyay In Uu U Tanaasulo

Hargeysa, 4,5,2016 (QJ/SDN) – Maxamed Xirsi Guuleed oo ah ninka kaliya ee illaa hadda u taagan jagada murashaxnimada xisbiga WADDANI ayaa guddoomiye Cirro usoo jeediyay in uu murashaxnimada ugu tanaasulo.

Halkan Hoose Ka Daawo Wareysi lala yeeshay Murashaxa.

Comments are closed