|

DAAWO: Qareen Amiin Haruun oo sharaxaya dacwada Soomaali Mareykankan lagu eedeeyay dhaca malaayiin dollar

Minneapolis September 25, 2022, (QJ) – Soomaali ku nool Mareykanka ayaa dhawaan dawlada dhexe ee dalkaasi ku soo oogtay dacwad lagu sheegay in ay lunsadeen lacago quudin loogu talo galay.
Waxa noo sharaxaya Qareen Amiin Haruun oo Minneapolis ku nool.

 

Comments are closed