|

Daawo:- Sheekh Barbaraawi Oo Si Kulul Uga Hadlay Booqashadii Anderson Cooper Ee Somaliland

Hargeysa, 11,5,2016 (QJ/SDN – Sheekh Cabdillaahi Xassan Xaashi [Barbaraawi] oo ka mid ah culimada ducaadda ah ee magaalada Hargeysa ayaa ka hadlay booqashadii suxufiga lagu magacaabo Anderson Cooper oo dhawaan soo gaadhay magaalada Hargeysa.

Aderson Cooper ayaa ah nin la qabo [Gay] isla markaana faafiya fikradda Liwaadka ama waxa loo yaqaanno “Gay Marriage”.

Comments are closed