|

DAAWO: Sheekh Mustafe X.Ismaaciil Oo Magaalada Laascaanood Ka Bilaabay Muxaadirooyin kaddib 30-sanno

Laascaanood,10,7,2016 (QJ/SDN) – Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun, ayaa soo gaadhay magaalada Laascaanood xarunta Gobolka Sool oo ay ka socdaan Muxaadarooyin Diini ah oo ay culummada Gobolku ka wadeen Magaalada.

Imaashaha Sh. Mustafe ayaa waxaa warbaahinta hadal kooban ugu sheegay Guddoomiyaha Guddiga Qaban-qaabada Muxaadarooyinka Sh. Siciid Mustafe X. Nuur oo sheegay inuu ka qayb ka yahay Sheekhu Muxaadarooyinka ka socda Magaalada oo soconaya muddo todoba maalmood ah.

Haddaba halkan hoose ka daawo Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil iyo Muxaadiradiisii ugu horeysay ee magaalada Laascaanood.

Muxaadiradan cinwaankeedu waxa weeye; Raadinta Cilmiga Dhabta ah

Comments are closed