|

DAAWO: Warbixin Ku Saabsan Dugsiga Dhegoolayaasha Ee Boorama

Hargeysa,8,6,2016 (QJ/SDN) – Warbixintan oo uu sameeyey Cabdishakuur Xaaji Muxumed Muuse  (Heersare). Waxay ku saabsan tahay dugsiga dhegoolayaasha ee Boorama ee loo yaqaanno Annalena. Ku soo dhawaada oo ka bogasho wanaagsan.

Comments are closed