Hargeysa15 Jul 2016 (QJ/SDN) – Wariye Mukhtaar Nuux Ibraahim oo shalay dowlada Itoobiya oo uu muddo u xidhnaa sii daysay ayaaa maanta soo gaadhay dalkiisa hooyo ee Somaliland iyadoo ay wehelinayaan wefti wasiiro ah oo dhawaan halkaasi u tagay sii dayntiisa iyo arrimo kale.
https://www.youtube.com/watch?v=7Y9RZ-tib2Y
