Nairobi Aug 16,2022 (QJ) – Waxa maalinimadii shalay ay guddida doorashooyinka dalka Kiinya ku dhawaaqeen natiijada doorashooyinka madaxtooyada dalakaas ka dhacday todobaad ka hor.
Gudidida doorashooyinka ayaa ku dhawaaqay natiijooyin aad isugu dhaw oo ay sheegteen in uu ku guuleystay Wliam Ruto.
Hadaba si aan doorashada Iyo xaaladaha ku xeeran wax uga ogaano waxaani la xiriirnay Cabdirisaq Dhicis iyo Maxamed dable oo labaduba ka faalioda arrinaha geeska africa.
