|

Dalka Isu Taga Imaaraadka oo Sheegay inay Somaliland Ka Gacan Siinayaan Gurmadka abaaraha DAAWO

Dubia 20. March 2017 (SDN/QJ):- Madaxweyne Ku Xiggenka Somaliland iyo weftigii uu Hogaaminayay ee Socdaalka Ku Joogay Dalka Imaaraadka ayaa la Kulmay Hay’ada Gargaarka ee Khaliifa Fondution Isla Markaana ka wada hadlay Ka qayb qaadashada Xaalada abaareed ee Ka Taagan Somaliland.

Comments are closed