|

“Dalka Waxa Ka Jirta Abaar Xun Oo Doorasho Lama Qaban Karo Ee Madaxweynaha Laba Sanno Ha Loo Kordhiyo” Xildhibaan Xasan Cawaale DAAWO

Hargaysa 31.October 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan Xasan Cawaale Caynaan oo ka Mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiiladda ugu Jira Xisbiga Kulmiye ayaa ka dhawaajiyey in Maadaama dalku Xaalad abaareed uu ku Jiro Isla markaana ay adag tahay Sida Xiligan adag loo qabto Doorashada Madaxtooyada ay Muhiim tahay in Madaxweyne Axmed Siilaanyo loo Kordhiyo Mudo Xileedkiisa.

Comments are closed