|

Dardaaran uu Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Faraqa ugu Guntay Gudoomiye Muuse Biixi Cabdi DAAWO

Hargaysa 29. September 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo Dhawaan Sheegay inuu ka Baxay Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa shalay si rasmi ah waxa uu dib ula Midoobay Xisbigiisii hore ee Kulmiye.

Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble ayaa ka sheekeeyay sababaha keenay inuu dib ugu noqdo Xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye waxaa kale oo uu Dardaaran faay Murashaxa Jagadda Madaxweyne ee Xisbiga Kulmiye ahna Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi.

Comments are closed