|

Dawlada Hoose ee Hargaysa oo Dhamaysay Dayactirka Jidka Labaad ee Halbawlaha u ah Isu socodka Gaadiidka Caasimadda Somaliland DAAWO

Hargaysa 18. October 2017 (SDN/QJ):- Dawlada Hoose ee Caasimadda Hargaysa ayaa soo gabo gabaysay Dhismaha Jidka labaad ee Caasimadda oo Dayactirkiisu ka soo Bilaabmay Huteel Guuleed ilaa Dhismaha Tiyaatarka ee Saldhiga New Hargaysa.

Comments are closed