Djibouti 19. February 2017 (SDN/QJ):-Dawlada Dalka Jabuuti ayaa Dhaliishay Saldhiga Mileteri ee Xukuumadda Somaliland Ka Siisay Madaarka Magaaladda Berbera Dalka Isu Taga Imaaraadka Carabta Kaas oo Laga Xalaaleeyay Labada Gole ee Sharci Dejinta Somaliland.
Dawlada Jabuuti Waxay Ku dooday in Dhawr Saldhig oo Mileteri ay Marti Gelisay Isla markaana ay Ku dhaqdo Qaanuun Sugan Halka Taas Badalkeeda ay Somaliland Ku Tilmaantay Meel aan Siyaasad ahaan Deganayn.
https://www.youtube.com/watch?v=3ssW-lc88iI&feature=youtu.be
