Garowe 07.October 2016 (SDN/QJ):- War qoraal ah oo kasoo baxay xafiiska madaxwaynaha dawlada Puntland mudane C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa lagu sheegay inay dagaalkii Gaalkacyo ay gaysteen Al-Shabaab isla markaana uu ahaa dagaal daba socday dagaalkale oo horay uga dhacay deegaanka Jeexdin ee isla gobolka Mudug.
Dawlada Puntland oo ka hadashay Dagaalkii Magaalada Gaalkacyo,Kuna Sifaysay Ciidamada Gal Mudug inay la Shaqeeyaan Kooxda Alshabaab

